Madasha Badbaado Qaran: “Gacmaha ma laabanayno haddii DF muddada kordhisato”

Madasha Badbaado Qaran oo ay midoobeen Golaha musharaxiinta, madaxda Puntland iyo Jubbaland iyo siyaasiyiin ka soo jeeda Somaliland ayaa si adag uga soo horjeestay muddo kordhin loo sameeyo Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhamaaday ee Farmaajo iyo Xildhibaanada Golaha Shacabka. Sidoo kale waxa sheegeen in hanjabadda ka dhanka ah 15-kii xildhibaan ee uu Mursal sheegay in uu … Continue reading Madasha Badbaado Qaran: “Gacmaha ma laabanayno haddii DF muddada kordhisato”